“Dunida Kale Kolkay Wax Dhamaadaan Baa Loo Dabaal Degaa Laakiin Xageena Kolkaynu Dhagax Dhignaba Xaflad Baynu Samaysanaa. Malaha Inagu Wax Qabadkaba Waxaynu Unaqaan Dhagax Meel La Dhigo. Walee Wadad Berbera Iyo Wajaale War Baa Yaal”Aqoonyahan Jamal Cali Xuseen
February 28, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen ayaa faalo ka Bixiyay Dhagax dhiga Wadada Berbera Corridor ee Wajaale Iyo Berbera isaga oo aqoonyahanku sheegay in aduunyada la dabaal dago marka mashaariicdu dhamaadaan ee lagu najaxo halka Somaliland dhagax dhigyada mashaariic aan qaarkoo hirgalin xaflado heer sare ah loo sameeyo’
Qoraal uu aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen Bartiisa Facebooka soo dhigay uu ku lafa gurayo arinka dhagax dhiga Mashruuca Berbera Coridor habdhaqanada caalamka ayaa waxa uu udhignaa sidan”