berberatoday.com
Madaxweyne Farmaajo Iyo Prof Buubaa Oo Kulmay
February 28, 2019 - Written by admin

Qatar(Berberatoday.com)-Waxa ay wada deganaayeen Hotel-ka Sheraton Grand Doha Resort And Conventions oo ku yaalla magaalada Dooxa , waxaana aad isugu dhawaa qolalka ay degeen.

Ismaaciil Maxamuud Buubaa , waxa uu Dooxa gaadhay laba maalmood ka hor booqashadii Madaxweyne Maxamed Cabdilaahi Farmaajo , waxa uu marti qaad ka helay dawladda Qadar .

Si kedis ayey u kulmeen maalintii shalay ka dib markii Madaxweynaha loo sheegay in Buubaa oo uu deganyey hotel-ka sida ay ii xaqiijiyeen dad goobjoog ka ahaa kulanka .Waxaana uu ku booqday qolkiisa salaan ka bacdi waa la kafmay qadar daqiiqado ah .

Illaa hadda waxa la ogyey uun in ay si kooban u kulmaan , lamana sheegin in ay kulan dambe loo balamey

Buubaa oo xaalad caafimaad ugu sugnaa dalka Turkey, waxa la sheegay in uu Qadar u tagay in ku qanciyo sidii ay mashaariic horumarineed ugu fulin lahayd deegaamo ka mida Somaliland

 

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews