Taliyaha Ciidanka Booliska Oo Amray In Xawaaraha Basaska Ardayda Qaadaa Aanu Dhaafi Karin 25-km
February 28, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Taliyaha ciidanka booliska Somaliland Cabdilaahi Fadal Iimaan ayaa soo saaray in guud ahaanba dalka basaska caruurta qaadaa aanay xawaaraha gaadiidka ka badin karin 25 Km, cidii dhaaftana la ganaaxi doono.