Aas Qaran Oo Magaalada Hargaysa Loogu Sameeyay Marxuum Eng Yuusuf Caynab Iyo Madaxda Xukuumada Oo ka Qaybgalay.
March 1, 2019 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo qaar kamida Golaha Wasiirada ayaa ka qeyb galay Aas Qaran loo Sameeyey Alle haw naxariistee Eng Yuusuf Caynab Muuse oo Xilal kala duwan kasoo qabtay Xukuumadihii kala danbeeyey ee Dalka soo maray.

