Dawlada Somaliya Oo Ka Hadashey Qarxayadii Xalay Moqdisho Ka Dhacay
March 1, 2019 - Written by Berbera Today
Moqdisho(Berberatoday.com)-Wasiirka warfaafinta Somaliya ayaa waxaa uu war ka soo saarey weeraro xalay ay moqdisho ka fulisay Ururka Al Shabaab kuwaas oo hawl galkoodu socday ilaa galabta
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/7WTCL_n50bQ
Berberatoday.com