“Jidka Aynu Maanta Haysano Ayuunba La Balaadhinayaa,”Ambasador-ka Dalka Imaaraatka Carabta Ee Somaliland Xasan Hirad Yaasin”Daawo Muuqal
March 1, 2019 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Safiirka imaaraadka u fadhiya Somaliland Amba Xassan yasiin ayaa waxaa uu cadeeyey in Jidka Berbera Corridor ee maalintii shalay aheyd la dhagax dhigay aanu noqon doonin jid cusub balse jidkan hada jira ee Berbera iyo Wajaale u dhaxeeya uun la balaadhin doono
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan