berberatoday.com
Sudan”Cumar Al Bashir Oo Ka Degay Xilka Guddoomiyaha Xisbi Xaakimka
March 2, 2019 - Written by admin

Khartoum(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Sudan Gen.Cumar Al Bashiir ayaa la sheegay inuu isaga degay xilkii uu hayey ee Guddoomiyaha Xisbi Xaakimka ka taliya dalkaasi ee National Congress Party.

Xilka Guddoomiyaha ayaa la sheegay inuu qaban doono Guddoomiye kuxigeenka Xisbigaasi Axmed Harun oo xilka kuxigeenka loo magacaabay asbuucii lasoo dhaafay kaasi oo xilkaasi sii heyn doona illaa shirweynaha Xisbigaasi, walow aan la shaacin xiliga la qaban doono shirweynahaasi.

Warbaahinta dowlada Sudan ayaa sheegtay in Madaxweyne Cumar uu hada wakhtigiisa siin doono oo kaliya hawlaha Qaranka horyaal.

Xukuumada Sudan ayaa la tacaaleysa mudaharaadyada shacabka dalkaasi dhigayeen bilihii lasoo dhaafay, dhamaadkii bishii lasoo dhaafay ee Feberaayo ayey xukuumada gebi ahaan mamnuucday inay shacabka dhigaan isu-soo-bax.

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews