Daawo Muuqalka”Siyaasiga Xirsi Cali Xaaji Xasan Oo Si Adag U Dhaliilay Dhismaha Jidka Berbera Corridor Ee Dhawaan La Dhagax Dhigay Iyo Qorshihii Xukumadii Uu Katirtsanaa Uu Sheegay In La Bedelay
March 3, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Hogaamiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Xirsi Cali Xaaji Xassan ayaa waxaa uu si adag u dhaliilay dhismaha jidka Isku xidhi doona Berbera iyo Wajaale ee Berbera Corridor oo dhawaan la dhagax dhigay
Hogaamiye Xirsi ayaa sheegay in markii ugu horeysay dhismaha jidkaasi uu ahaa Waddo cusub balse aanu aheyn wadadii hore u jirtey ee Berbera iyo Wajaale in dib loo dayac Tiro
Sidoo kale Hogaamiye Xirsi ayaa ku baaqay in hadii Jidkii Berbera Corridor noqdey in wadadeenii hore dib loo dayac tiro in arimo ka mihiimsan lagacataas lagu qabto , waxaana uu alleh ka beryey in wadadaasi aaney noqonin sidii mashruucii biyo Xidheenka Xumbo Weyne