Daawo Muuqalka”Wasiirka Beeraha Somaliland Oo Shaaciyey In Dalka Laga Joojiyey Siidhka Laga Keeno Dalka Dibediisa
March 3, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka Beeraha Somaliland Axmed Muumin Seed ayaa waxaa uu maanta shaaciyey in guud ahaan dalka laga joojiyey Siidhkii dalag-yada kala duwan ee dalka dibada uga iman jiray
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/DFJ6Xr6sdiI
Berberatoday.com