Muuqaalka Roobabkii Guga Oo Ka Curtay Deegaano Katirsan Gobolka Gabiley
March 3, 2019 - Written by admin
Gabiley(Berberatoday.com)-Xarmaadka eebe ayaa ka curtay deegaano kamida gobolka gabiley gaar ahaan magaalada tog wajaale oo uu maanta ka da,ay roob ay bulshadu ku qabowsatay kaasi oo aad arkayso bulshada oo farxad iyo rayn rayn ku qaabilay raxmada eebe ugu deeqay.
