Xisbiga Waddani Oo U Hanjabey Siyaasi Maxamed Nuur Caraale Duur ..” Talaabo Ayaanu Ka Qaadi Doonaa Xisbiga Waddani-na Kama Tirsana ..”Daawo Muuqal
March 3, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa waxaa uu hanjabaad u diray siyaasi Duur waxaana ay sheegen in Duur aanu xisbiga ka mid aheyn balse uu yahay siyaasi u shaqo tagay xukuumada Madaxweyne Biixi
Gudoomiyaha Anshaxa ee xisbiga Waddani Siyaasi Cali Cantar waxaa uu cadeeyey in dhawaan xisbiga Waddani uu talaabo ka qaadi doono Duur
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/7EmBPVdjhwQ
Berberatoday.com