berberatoday.com
Waraabe Wiil Yar Ku Cunay Deegaan Katirsan Degmada Sheekh Ee Gobolka Saaxil
March 4, 2019 - Written by admin

Sheekh(Berberatoday.com)-Deegaanka Kulmiye Oo Galbeed kaga beegan Degmada Sheekh Ee Gobolka Saaxil Ayaa Habeenimadii Xalay Xayawaanka Waraabuhu waxa uu Ku Cunay Wiil Yar Loo Lagu Magacaabo C/kariin Cawil Guuleed oo kamida dadka kudhaqan deegaankaas ee xoolo dhaqatada ah.
Wiilkan yar oo waraabuhu dhaawacyo khatara ka gaadhsiiyay jidhkiisa inta badan oo ka qanqaniinay lagana riday markuu qaatay ayaa Hadda Lagu Dabiibayaa dhaawaciisa Cisbitaalka Degamada Sheekh

Maaha Markii Ugu Horaysay Ee Dad Noocan Oo Kale ah Xayawaanka Waraabuhu Ku Cuno Deegaankaasi Waan Qofkii  3 aad ee xayawaanka waraabuhu  siyaabo kala duwan ugu cuno deegaankaas.

 

 

 

Berberatoday.com,

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews