Daawo Muuqalka”Afhayeenka Ciidanka Qaranka Somaliland Oo Ka Hadlay Weerar Ciidamada Jiida Hore Kaga Yimid Ciidamada Puntland
March 5, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Afhayeenka ciidanka qarana Somaliland ayaa waxaa uu sheegay in saaka ay ciidankooda ay weerar ku soo qaadeen ciidamo ka tirsan maamulka Puntland , waxaana uu sheegay in ciidanka Somaliland ay jawaab ka bixiyeen isla markaana hal baabuur ku qabsadeen kuna dhawaaceen 4 askari
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/LGtuO6UA9Kw
Berberatoday.com