Daawo Muuqalka”Xeer Ilaaliye Ku Xigeenka Qaranka Oo Ka Jawaabey Dacwad Xisbiga Waddani Ka Gudbiyey “ Kuwii Xamar Ku Cararaayey Ayaa Dacwada Wada ..”
March 5, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xeer ilaaliye ku xigeenka Somaliland ayaa waxaa uu ka jawaabey dacwad uu ka gudbiyey xisbiga Waddani oo ku eedeyey xeer ilaaliyaha inuu ka qeyb galay shirkii golaha dhexe ee xisbiga Kulmiye .
Xeer Ilaaliyaha ayaa difaacay inuu ka qeyb galo shirkaas isla markaana waxaa uu carabka ku dhuftey in cida dacwada ay tahay dad uu sheegay in ay yahiin kuwo xamar doonaayey inay tagaan