”Madaxwayne Muuse Biixi Si Cadaalad Ah Ayuu Saamiga Xukuumadiisa U Dhisay…” Xildhibaan Dayib Xasan Boobe
March 5, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xildhibaan Dayib oo ka mid ah mudanayaasha golaha guurtida Somaliland ayaa waxaa uu sheegay in madaxweyne Biixi xukuumadiisa uu soo dhisay qaab ay cadaaladi ka muuqato
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan