Taliska Ciidamada Qaranka Somaliland Ee Aaga Bari oo Soo Bandhigay Gaadiid iyo Hub Ay Ka Qabsadeen Maleshiyaadka Puntland
March 5, 2019 - Written by admin
Laascaanood(Berberatoday.com)-Taliska Ciidaamada qaranka Somaliland ee aaga bari oo ay weheliyaan maamulka gobolka Sool, ayaa maanta soo bandhigay gaadiid iyo hub ay ka qabsadeen maleeshiyaadka maamul goboleedka Soomaaliya ee Puntland.


