berberatoday.com
Muuse Faarax Jaambiir Maareyihii Hore Ee Tv-ga Qaranka Oo Sheegay Inay Wasiir Guribarwaaqo Isku Maandhaafsan Yihiin Xiliga Uu Xilka Wareejinayo Iyo Deelqaafyo Uu Sheegay In Lagula Kacay
March 6, 2019 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Mareeyihii hore ee Tvga Qaranka somaliland Ee dhawaan xilka laga qaaday  muuse jaanbiir ayaa si kulul uga hadlay arimo ka baxsan masuuliyada oo ay kula kaceen masuuliyinta wasaaradu oo gaadhigiisii ka joojiyay in uu soo galo xayn daabka wasaarada .

Sidoo kale  Agaasimihii Hore ee tvga qaranka ayaa sheegay in aanu xilka jujuub ku wareejinaynin balse uu wareejinayo wakhtiga uu diyaarka uyahay oo xusay in uu sabti xilka wareejinayo.

Dhanka kale muuse jaanbiir ayaa madaxwaynaha somaliland ugu baaqay in uu hoos u eego filicada ay kuala kacayaan masuuliyiinta wasarada ugu sareeya .

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews