berberatoday.com
Soomaaliya Iyo Kenya Oo Ku Heshiiyay In Cilaaqaadkii Soo Celiyaan Iyo Itoobiya Dhexdhexaadin Ka Gashay
March 6, 2019 - Written by admin

Narobi(Berberatoday.com)-Dawladda Soomaaliya iyo Kenya ayaa ku heshiiyay in la soo celiyo oo la sii xoojiyo cilaaqaadkii dublamaasiyadeed, sida ay shaacisay madaxtooyada Soomaaliya.

“Ajandaha wada hadalladan oo ku koobnaa xal u helista mugdiga diblomaasiyadeed ee labada dal ayaa madaxweynayaashu waxa ay ku heshiiyeen in dib loo soo celiyo, lana xoojiyo xidhiidhka iyo iskaashiga labada dowladood, kaasoo ku dhisan is ixtiraam iyo wada shaqeyn buuxda oo la xidhiidha dhinacyada nabadgelyada, dhaqaalaha iyo isu socodka dadka iyo baayac mushtarka”

Cilaaqaadka labada dal ayaa xumaaday ka dib markii ay Kenya sheegtay in Soomaaliya ay beecisay ceelal ay shidaal ceegaagaan oo Kenya leedahay, arrintaas oo Soomaaliya ku sheegtay waxba kama jiraan.

Agaasimaha madaxtooyada Soomaaliya oo faahfaahin ka sii bixinaya qodabada heshiiska ka soo baxay ayaa qoraalkan hoose soo dhigay.

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews