Xukumada Somaliland Oo War Ka Soo Saartay Kulankii Hogaamiyeyaasha Soomaaliya Iyo Itoobiya
March 6, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xukuumada somaliland ayaa war ka soo saartay kulankii Addis Ababa ku dhexmaray madaxweynaha soomaaliya iyo raysal wasaaraha dalka Itoobiya.
War lagu baahiyey boga wasaarada arimaha dibada somaliland ayaa lagu sheegay in madaxweyne Farmaajo garwaaqsaday kaalinta ay somaliland kaga jirto arimaha gobolka geeska Afrika.
