berberatoday.com
Qaramada Midoobay Oo Dawlada India Uga Digtay Cadaadiska Ay Ku Heyso Muslimiinta
March 7, 2019 - Written by admin

Mumbai(Berberatoday.com)-Warbixinta sanadlaha ah ee kasoo baxday guddiga Xaquuqul Insaanka u qaabilsan Qaramada Midoobay ayaa Arbacadii shalay si adag loogu cambaareeyey cadaadiska xukuumada Hindida ku heyso Muslimiinta iyo dadka kale ee laga tiro badan yahay.

Xukuumada Raysalwasaare Narendra Modi iyo taageerayaasha Xisbi Xaakimka dalkaasi ee Bharatiya Janata Party (BJP) ee Hinduga Xagjirka ah ayaa lagu eedeeyey danbiyo badan oo ay ku jiraan weerarada lagu qaado xarumaha muslimiinta, kufsi iyo dilal wadankaasi ka dhacay oo loo geystay muslimiinta iyo dadka laga tiro badan yahay ee loo yaqaan Dalits.

“We are receiving reports that indicate increasing harassment and targeting of minorities – in particular, Muslims and people from historically disadvantaged and marginalised groups, such as Dalits and Adivasis,” Michelle Bachelet said in her annual report to the UN Human Rights Council in Geneva on Wednesday.

Horey ayey hay’adaha xaquuqul Insaanka warbixino noocaan ah uga soo saareen xaalada ay ku jiraan Muslimiinta India.

Amnesty International xafiiska ay ku leedahay India ayaa Salaasadii soo saaray warbixin dheer oo looga hadlayo falalka ka dhaca dalka India, waxaana lagu xusay qoraalkaasi in sanadkii tagay ee 2018 ay dalkaasi ka dhaceen 218 weerar oo loo geystay Muslimiinta iyo qawmiyada Dalits-ka.

Falalkan ayaa la sheegay inay sii dhiirigelisay hab-dhaqanka Xukuumada India oo aan wax badan ka qaban dadka geysta weerarada isir-naceybka ah.

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews