berberatoday.com
Putland”Suldaan Bosaaso Toogasho Lagu Dilay
March 8, 2019 - Written by admin

Bosaso(Berberatoday.com)-Alle ha u naxariisto Suldaan Bashiir Muuse Koonte oo ka mid ahaa isimadda Puntland ayaa nin hubaysan ku dilay Masjid ku yaal Magaaladda Bosaso Maanta

Suldaanka ayaa lagu dhex toogtay Masjidka Mubaarak oo ku yaal xaafada Laanta Hawada halkaasi oo uu yimid inuu ku oogo salaada Jimcaha. Ninka dilka gaystay ayaa la sheegay inuu ka cararay goobta, sida ay goobjoogayaal u sheegeen Horseedmedia

Wararku waxay intaa ku darayaan, in ilaaladii uu watay suldaanku ay isku dayeen inay qabtaan ninka dilka gaystay hase yeeshee uu ku tuuray Babmo gacmeed, kadibna uu baxsaday.

Ilaahay Naxariistiisa janno ha siiyo Suldaan Bashiir Muuse Koonte , waxaa uu ka mid ahaa isimadda sida weyn looga yaqaan Puntland, gaar ahaan gobolka bari oo uu degaan ahaan ka soo jeedo.

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews