“Arrin filan Waa Ah Ayay Aheyd In Madaxweynihii Somaliya Oo Gacanta La Hayo In Nairobi Laga Dejiyay…” Xildhibaan Sakariye”Daawo Muuqal
March 9, 2019 - Written by admin
Moqdisho(Berberatoday.com)-Xildhibaan Sakariye oo ka mid ah xidhibaanada baarlamaanka Somaliya ayaa waxaa uu arin lama filaan ah ku tilmaamay safarkii madaxweyne Farmaajo ku tagay magaalada Nairobi
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan