berberatoday.com
China Oo Sameeyay Robot-kii U Horreeyay Ee War ka Akhriya Shaashada T.V-ga !
March 9, 2019 - Written by admin

China(Berberatoday.com)-Wakaaladda cusub ee Wararka Dalka Shiinaha ee Xinhua Reported ayaa waxa ay soo bandhigtay Suxufiyadii ugu horreysay ee aan Aadmi ama Qof aheyn ee shaashada T.V-ga si toos ah uga akhrida warka.

Suxufiyadan Reobot- ka ah ayaa waxa ay si toos ah u akhriyeysaa warka waxaana aad u layaab badan xarakaadka iyo tilmaamaha indhaha iyo gacmaha ee ay ku ladhayso tabinta warka, waxa aanay sidaa awgeed aad u shabahdaa Haweenka Suxufiyiinta caadiga ah ee shaashadaha T.V-yada ka baahiya Wararka.

Suxufiyadan Robot-ka ah ayaa waxa loogu magac daray Xin Xiaoming, Dalka China ayaa waxa uu ku jira dedaal dhinaca horumarinta Tiknoolajiyada ah waxaanay haatan ku hawlan tahay sidii ay horumarin laheyd ‘Artificail Intelligence’ ee dalkeeda isla markaana ay horumarkaasi ugu tartami laheyd heer caalami.

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews