Daawo Muuqalka”Ciidamada Booliska Wajaale Oo Soo Bandhigay Maandoriyayaal Kala Duwan Oo Ay Qabteen
March 9, 2019 - Written by admin
Wajaale(Berberatoday.conm)-Ciidanka Booliska Magaalada Wajaale ayaa waxaa ay xuduuda ku qabteen 19 Kiilo oo xashiishad ah iyo dadkii ku eedeysnaa inay dalka soo galinaayeen
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan