Safiirka Somaliland U fadhiya Itoobiya Oo Ka Horyimid Mawqifka Xukuumada Ee Shirkii Beelaha Dir Iyo Isbarbar-Dhiga Hadalada Kasoo Kala Yeedhay!
March 9, 2019 - Written by admin
Addis Ababa(Berberatoday.com)-Safiirka somailand ufadhiya dalka itoobiya ayaa ka horimid mawqifka xukuumada Somaliland ka qaadatay shirkii beelaha dir uga qabsoomay magaalada adis ababa kaasi oo ay hore xukuumada Somaliland Ushaacisay in Aanay Wax lug ah ku lahayn iyadoo wasaarada arimaha dibada warkaasi soo Saartay.
