Akhriso”Wadamada Ay Kasoo Kala Jeedaan 157 Ruux Ee Ku Nafwaayay Diyaaradii Itoobiya Ee Burburtay
March 10, 2019 - Written by admin
Addis Ababa(Berberatoday.com)-Akhriso Jinsiyadaha dadkii ku dhintay diyaaradda Itoobiyan Airlines ee Saaka Burburtay
32 Kenyan
18 Reer Canada
9 Itoobiyaan
8 Shiinees
8 Talyaani
8 Ameerikaan
7 Faransiis
7 Ingiriis
6 Masaari
5 Jarmal ah
1 baasaboor Qaramada Midoobay watay
4 Hindi
4 Slovakia
3 Australia
3 Ruush
3 Sweden
2 Spain
2 Poland
1 Indonesia
1 Ireland
1 Rwanda
1 Sucuudiga
1 Somalia (Cabdishakuur Shahaad oo ka tirsanaa xafiiska Ra’iisal wasaare Kheyre) ayuu ahaa Alle Yarxama.
1 Serbia
1 Nepal
1 Nigeria
2 Morokaan
2 Israaiiliyiin
1 Biljim
1 Ugandhiis
1 Yemeni
1 Sudaniis
1 Togo
1 Muzambiik
1 Norway
Sawirkan Hoose Waa Goobtii Diyaaradu Ku Burburtay Oo Mayaydkii oo Googo,ay oon laka garanayn Baco lagu gurayo.
FG : Xogtan waxaa shaacisay shirkadda diyaaradaha Itoobiya.