berberatoday.com
Daawo Muuqalka”Xukumada Somaliland Oo Qandaraas 25 Sano Ah Shirkad Ku Siisay Dhul Ku Yaala Xeebta Berbera Iyo Macdanta Laga Soo Saari Doono
March 10, 2019 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Xogo ay warbaahintu heshay ayaa waxaa ay sheegayaan in xukuumada Somaliland ay heshiis aan wali soo shaac bixin la  gashay shirkad  ka diwaan gashan dalka Australia , isla markaana uu hogaankeeda ku jiro wasiirkii hore ee ciyaaraha Somaliya  .

Shirkadan ayaa  qandarkaas la siiyey waxaa uu yahay mid 25 sanno ah isla markaana waxaa ay ka shaqeyn doonta mashruuca  milix ka sameynta uumi baxa biyaha  badda Somaliland

Sidoo kale shirkadan  ayaa sidoo kale waxaa dhul baaxad leh laga siiyey meel dhinaca  galbeed  kaga beegan dekada magaalada Berbera

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtu.be/7Yo_OqGmWV4

 

 

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews