Dhamaan Rakaabkii Saarnaa Diyaarada Ethiopia Airline Ee Bur Burtey Oo Geeriyoodey
March 10, 2019 - Written by admin
Addis Ababa(BErberatoday.com)-Afhayeen goor dhaweyd u Hadley shirkada Ethiopia Airline ayaa waxaa uu shaaciyey in dhamaan dadkii saarnaa diyaaradii saaka bur burtey ee Ethiopia Airline ay geeriyoodeen
Rakaabka saarna diyaarada ayaa waxaa ay tiradoodi aheyd 149 rabaak ah iyo 8 qof oo shaqaale ah kuwaas oo qof ka bad baadey aanu jirin
