“Kuwii Shalay Nagu Mucaaridaayey Xidhiidhka Carabta Ayaa Maanta U Sacabo Tumaya Oo Aanu Mukhaayadaha Ka Fadhiya Lanahay..” Siyaasi Cali Mareexaan”Daawo Muuqal
March 10, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirkii hawlaha guud ee xukuumadii madaxweyne Siilanyo ayaa waxaa uu ka Hadley safarka uu madaxweyne Biixi ku tagay dalka Imaaraadka Carabta oo uu ku tilmaamay safar guul ah
Cali Mareexaan ayaa sidoo kale shaaciyey in siyaasiyiin xiligii uu wasiirka ahaa xukuumadii uu ka tirsanaa ku dhaliili jiray xidhiidhka dawladaha Carabta ay maanta yahiin kuwo u sacabo tumaya xidhiidhkaas