berberatoday.com
Madaxweynaha Ugnada Oo Ku Hanjabay In Ciidamadiisa Uu Kala Baxaayo Somaliya
March 10, 2019 - Written by admin

Kampala(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Dalka Yuganda Yuweri Musavene, ayaa waxa uu ku hanjabay in Ciidamada ka jooga Somaliya uu la bixi doono,haddii Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ay u soo jeediyaan in la dhimo tirada Ciidamada Yuganda ee ka howlgala Somaliya.

Madaxweynaha Yuganda ayaa sheegay in asiga oo shakhsi ah ugu wareejiyay Golaha Ammaanka 6,400 Askari ee hadda jooga Somaliya uu la baxayo haddii Goluhu uu amar ku bixiyo in la dhimo Ciidamada Yuganda.

“Waxa ay soo jeediyeen Golaha Ammaanka in la dhimo tirada Ciidamadeenna,laakin waxa aan u sheegnay in dhimayo,balse aan soo saareynin ilaa aan dhammaantood aan soo wada saaro”ayuu yiri Yuweri Musavene Madaxweynaha Yugandha.

Sidoo kale Arrintaan ayaa ku soo aadeysa xili Madaxweynaha Burundi 
Pierre Nkurunziza, uu asna ku hanjabay in Ciidamadii uu kala baxayo Somaliya,kadib markii Golaha Ammaanka ay soo jeediyeen in Somaliya laga soo saaro 1,000 Askari oo ka tirsan Ciidamada Burundi ee ka midka ah Howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM.

Ilaa iyo hadda waxaa la xaqiijiyay in 400 oo ka mid ah Askarta Burundi ka baxeen Soomaaliya halka 600 kale ay wali ku sugan yihiin.

 

 

Sources SBC News

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews