berberatoday.com
Daawo Muuqalka”Aadan Cabdi Ciidle Oo Cambareeyay Falkii Weriyaha Gabiley Kula Kacay Askariga, Eedo Culusna U Jediyay Gudoomiyaha Solja Maxamud Cabdi Jaamac Xuuto
March 11, 2019 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Weriye Aadan Cabdi Ciidle oo ka mida Weriyeyaasha reer Somaliland ee ka soo jeeda gobolka Gabiley, ayaa maanta si adag u cambaareeyay fal fool xun oo maalintii shalay ahayd uu Weriye ka hawl gala Gabiley uu kula kacay Askari ka tirsan Ciidanka Booliska, Isagoona sheegay in falkaasi uu ahaa mid waxshinimo ah oo ceeb weyn u soo jiiday Saxaafada Somaliland iyo bulshada gobolkaasi.

Dhinaca kale Weriye Aadan Cabdi Ciidle, ayaa dhaliilo xoogan u soo jeediyay Guddoomiyaha ururka Saxafiyiinta Somaliland ee Solja Maxamuud Cabdi Jaamac Xuuto, isagoona ku eedeeyay in uu xaqdaro ah u taageeraay falkii Weriyahaasi kula kacay Askariga

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews