Akhriso”Shirkadaha Diyaaradaha Afrika Ee Adeegsada Diyaaradaha Boeing 737 Max 8 Ee La Midka Ah Diyaradii Shalay Dhacday
March 11, 2019 - Written by admin
Nigeeriyana waxay dalbatay 100 diyaaradood
Afar dal oo ka tirsan qaaraddan Afrika ayaa adeegsado diyaardaha noocoodu yahay Boeing 737 Max 8 inti ka horreysay shilki diyaaradeed ee shalay dhacay.
Shirkad diyaaradeed oo gaar loo leeyahay ee dalka Koonfur Afrika waxay diyaaraddi ugu horreysay ay guddoontay laba toddobaad ka hor iyada oo toddoba diyaaradoodna dalab ugu maqan yihiin.