Al-Shabaab Oo Shaacisay Magacyada Iyo Beelaha Ay Kasoo Jeedaan Dableydii Weerartay Hotel Makka Al-Mukarama
March 11, 2019 - Written by admin
Moqdisho(Berberatoday.com)-Dhaqaaqa Al-shabaab ayaa shaaciyay wareysi laga qaaday Raggii weeraray Hotelka Maka Al-Mukarrama ee Magaalada Muqdisho
Al-shabaab ayaa mid mid u sharraxay Magaca saddexan, da’diisa ,Qabiilkiisa iyo degaanka uu ku dhashay,waxaana ka mid ahaa;
1-Siidoow Shariif Cabdulle, 30 jir,waxa uu ahaa qofka waday Gaadhiga 1aad ee Qaraxa sameeyay, waxaa uu ka dagaallami jiray gudaha Kenya kaddibna waxaa uu ku biiray qolada is qarxisa ee AL-shabab, waxaa uu ka dhashay Beesha Dabarre,waxaana uu ku dhashay Muddul Baraawe.