Daawo Muuqalka”Maareeyaha Duulista Somaliland Oo Ka Hadley Arimaha Sababi Kara Diyaaradii Dhacday Ee Ethopai Airline
March 11, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Maareeyaha Haa’yadda Duulisya iyo Madaarada Somaliland Duuliye Sare Cabdi Maxamuud Rodol ayaa waxaa uu ka Hadley arimaha sabab u noqon kara diyaaradii shalay soo dhacday ee ay laheyd shirkada Ethopai Airline
Maareeyaha ayaa sheegay in ilaa hada aan la garaneen lana ogaanin sababta rasmi ah ee ay diyaaradaasi u bur burtey balse la filaayo inay diyaaradan isku cilad yahiin diyaarad nooceeda ah oo dhawaan dhacdey isla markaana ay laheyd shirkada Diyaaradaha ee Lion , waxaana uu hoosta ka xariiqay in diyaarahan cusub ee Shirkada Boeing sameyso diyaradani-na ay ka mid tahay inay leedaha qalab cusub