Daawo Muuqalka”Xildhibaano Ka Tirsan Baarlamaanka Somaliland Oo Ka Soo Hor Jeestay Shirkii Beelaha Direed
March 11, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Qaar ka mid ah xildhibaanada golaha wakiilada Somaliland ayaa waxaa ay si adag uga soo hor jeesteen shirka Beelaha Direed ee dhawaan Addis Ababa lagu soo xidhay waxaana shirkaasi ku sifeeyen mid beelaha Somaliland kala qoqobaaya