berberatoday.com
Hooyo Dalka Sucuudiga Udhalatay Oo Ilme Ay Dhashay Ku Ilawday Garoon Diyaaradeed Oo Dalkaas Kuyaala Kana Dhooftay
March 11, 2019 - Written by admin

Riyad(Berberatoday.com)-Hooyo la socotay Diyaarad ka duushay madaarka Jiddah kuna sii jeeday magaalada Kuala Lumpur ee caasimadda Malaysia ayaa sheegtay in Ilmaheedii yaraa ay ku soo ilowday garoonka diyaaradu ka soo kacday.

Duuliyaasha diyaarada ayaa markii arrintan loo sheegay dib deg-deg ugu celiyay diyaarada si Hooyada loogu geeyo Ilmaheeda.

Wargeyska GULF oo arrintan qoray ma sheegin sababta keentay in Hooyadu Ilmaheeda ilowdo iyo weliba in markii danbe ay heshay.

 

 

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews