Madaxweyne Afrikan Ah Oo Ka Tanasulay Damaciisi Ahaa Inuu Markii Shanaad Madaxweyne Ka Noqdo Dalkiisa Xaaladiisa Caafimaad Usaamixi Weyday Awgeed
March 11, 2019 - Written by admin
Aljeris(Berberatoday.com)-Madaxweynaha waddanka Algeria Abdelaziz Bouteflika, ayaa ka tanaasulay damaciisii ahaa in uu mar shanaad u ordo madaxweynimada waddankaas kadib markii uu kacdoon kala kulmay shacabkiisa.
Doorashooyinkii ayaa sidoo kale dib loo dhiggay mudaharaada awgeed.