Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka arimaha gudaha Somaliland Md Maxamed Kaahin Axmed oo maanta ka hadlaayey munaasibad toobabar loogu furaayey ciidamo ka tirsan ilaalada xeebaha Somaliland ayaa waxaa uu sheegay in mandaqada ay Somaliland ku taalo uu ka jiro culeys badan oo ay ururada Argagaxisadu ku hayaan