Sanduuqii Madoobaa Ee Diyaaraddi Shalay Burburtay Oo La Helay
March 11, 2019 - Written by admin
Addis Ababa(Berberatoday.com)-Burburka waxa sababay ayaa la filayaa in sanduuqa laga helo
Diyaaraddi shaly burburtay oo ay lahayd shirkadda diyaaradaha Itoobiya uu lambarkeeda duullimaadka ahaa 302 oo gudaha dlkaasi ku soo dhacday ayaa la helay sanduuqi xogta diyaaradda laga heli lahaa.
Shirkadda diyaaradaha sameysa ee Boing waxaa laga sugayaa iney ka jawaabto sababta keentay diyaaradda iney burburto 6 daqiiqo oo keli xilli ay hawada ku jirtay.
Lixdii bilood ee la soo dhaafay waa shilki diyaaradeed ee labaad ee ku yimaadda diyaaradda boeing uu noocedu yahay 737 Max 8.