Somaliland Oo Shir Caalamiya Kaga Qayb Gashay Wadanka Britain
March 11, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka wasaarada Xidhiidhka goleyaasha iyo Arrimaha Dastuurka Somaliland Maxamed Xaaji Aadan, oo maanta warbaahinta la hadlay, ayaa ka warbixiyay safar uu dhawaan ku tagay wadanka Britain iyo shirar uu halkaasi kaga qayb galay.
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka