“Meel Inoo Nooli Ma Jirto , Bari Iyo Galbeed Meel Walba Wey Qiiqeysaa ..”Gudoomiyaha Guurtida Somaliland Saleeban Maxamud Aadan”Daawo Muuqal
March 12, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Saleeban Maxamuud Aadan ayaa waxaa uu ka deyriyey xaalada uu dalku wakhtigan maraayo waxaana uu sheegay in aaney jirin meel inoo nooli oo meel walba dagaal iyo abaari ay inagaga socoto
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan