berberatoday.com
Dagaal Laba Maleeshiyaad Udhexeeya ka Dhacay Magaalada Gaalkacayo Iyo Khasaaraha Dhimasho Iyo Dhaawace Uu Sobobay! G
March 13, 2019 - Written by admin

Gaalkacyo(Berberatoday.com)-Wararka ka imaanaya magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ayaa sheegaya in dagaal uu waaberigii saaka uu ka dhacay waqooyiga magaalada Gaalkacyo.

Dagaalka ayaa dhexmaray labo maleeshiyaad deegaanka ah, waxaana ay ku dagaalameen dhul banaan oo ku yaala agagaarka xabsiga dhexe ee magaalada Gaalkacyo, waxaana ka dhashay dhimasho iyo dhaawac gaartay labada dhinac.

Labo ruux oo dhinacyada dagaalamay ah ayaa ku geeriyooday dagaalka halka shan kale ay ku dhaawacmeen, sida ay xaqiijiyeen qaar kamid ah saraakiisha ciidamada Puntland oo warbaahinta la hadlay.

Dhulka Banaan ayaa labada maleeshiyaad waxaa la sheegay inay isku heystaan lahaanshihiisa, waxaana wali ka taagan deegaanka xiisada maadaama ay isku horfadhiyaan dhinacyada dagaalamay.

Mas’uuliyiinta Maamulka Magalada Gaalkacyo ee Puntland iyo laamaha amniga ayaan weli ka hadlin dagaalkaas,wallow  dadka ku sugan goobta uu dagaalka ka dhacay aysheegayaan  wali deeganka u saaka dagaalku ka dhacay laga dareemayo saan saan colaaded maleeshiyadkiina ay isku horfadhiyenlagana cabsi qabo 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews