“Waa In Heshiis Laga Gaadhaa Saami-qaybsiga Wakiilada”Xildhibaan Xasan Muuse Hufane
March 13, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Guddoomiye ku xigeenka Guddida Cadaalada ee Golaha Wakiilada, Xildhibaan Xasan Muuse Hufane (Xasan Karaama), kana mid ah Xisbiga Mucaaradka ee Waddani, kana soo jeeda Gobolka Awdal, ayaa soo jeediyey in xil la iska saaro tabashada saami-qaybsiga, waxaanu soo jeediyey in aan wax culus oo aan la xalin karin aan la iska dhigin.