Xukuumada Oo Shaacisay Wakhti Dheerada Oo Lagu Daray Bedelaada Lambarada Gaadiidka
March 13, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka Gadiidka Somaliland Cabdillahi Abokor Cismaan ayaa waxaa uu shaaciyey in muddo cusub uu ku daray xiliga bedelada Lambarada Baabuurta waxaana ay sheegen in xiligaasi ka bilaabi doono bishan saddexaad ilaa bisha June ee soo socota