Daawo Muuqalka”Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi Oo Dib Ugu Soo Laabtey Dalka+Sawiro
March 14, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo weftigii uu hoggaaminayey oo safar shaqo ugu maqnaa dalka Imaaraadka Carabta, ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay.
Madaxweynaha iyo weftiga oo hoggaaminay oo safar shaqo oo lix maalmood qaatay ugu maqnaa dalka Imaaraadka, ayey diyaarad khaas ahi kasoo dejisay madaarka caalamiga ah ee Cigaal International Airport, waxana madaxweynaha madaarka kusoo dhaweeyey xubno kamid ah golaha wasiirrada iyo maamulka gobolka Maroodi-jeex.
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan