berberatoday.com
Koox Gaalo Argagixiso Ah Oo 40 Ruux Oo Muslima Ku Laayay Masjaado Kuyaala Dalka New Zealand
March 15, 2019 - Written by admin

New Zealand(Berberatoday.com)-Ugu yaraan 40 qof oo Muslimiin ah ayaa lagu dilay weerar lagu qaaday laba Masjid oo ku yaalla magaalada Christchurch ee dalka New Zealand.

20 qof oo kale ayaa dhaawac culus ah sida ay sheegtay haweenayda raysal wasaaraha waddannkaasi Jacinda Ardern.

Booliska ayaa sheegay in loo malaynayo in afar qof oo mid haweenay tahay weerarka ay ka danbeeyeen.

Shabakada Hiiraan ayaa daabacday in saddex qof oo Soomaali ahi ay ku jiraan dadka dhintay.

Ilaa hadda ma cadda sababta kooxdani u weerartay Muslmiinta laakiin warar hordhac ayaa sheegaya in ay ka tirsan yihiin Ururada Xagjir ah ee neceb Islaamka iyo soo galootiga.

Geesta Kale Madaxweynaha Turkiga Ordogan ayaa Tacsi udirey muslimiinta la weeraray isagoo dhinka kalena fariin adag u direy kuwa aaminsan Islaam naceybka.

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews