berberatoday.com
Hargeysa”Wiil Dhalinyaro Ah Oo Jacayl Dartiis Isu Gubay Oo Geeriyooday
March 15, 2019 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Magaalada Hargeysa, Wiil Dhalinyaro Ah Ayaa Is-gubay Kadib Markii Ay Diidey Gabadh Uu Jeclaada Uu Jacaylkiisa Usheegtay,
Wiilka Marxuumka Ah Ee Jacaylka Dartiis Jidhkiisa Dabka Uqabad Siiyay Una Geeriyooday Ayuu Magaciisu Ahaa Caydaruus Bashiir Axmed Iyadoona Maalmo Kooban.La Sheegay Inuu Cisbataalka Hargeysa Uyaalay Daaweyn Isaga Oo La Sheegay Inuu Dalbanaayay Ka Hor Intii Aanu Geeriyoon In Gabadhii Uu Darteed Isu Gubay Loogu Yeedho Waxaana La Sheegay Inay Soo Booqatay Iyadoo Ka Naxsan Sida Wax U Dhaceen Maanta Ayuuna Wiilkaasi Geeriyooday Alle Ha Unaxariistee.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews