berberatoday.com
Kooxda Arsenal Oo Xaqiijisay Booskeeda Wareega Sideed Dhamaadka Ee Koobka Europa-league Guul Kasoo Kabasho Leh Oo Layaab Lehna Gaadhay
March 15, 2019 - Written by admin

London(Berberatoday.com)-Kooxda Arsenal oo sameesay soo laabasho cajiib kaddib markii ay garoonkooda 3-0 kaga adkaadeen kooxda Rennes wadarta goolasha ee labada kulan ayaana ah (4-3) Arsenal ayana xaqiiqsatay booskeeda wareega xiga ee sideed dhamaadka .

Kooxda Arsenal ayaa ku soo gashay dar dar xoogan qeebtii koowaad ee ciyaarta waxa ayna la yimaadeen labo gool bilowgii hore ee ciyaartaba .

Daqiiqadii 5-aad ee ciyaarta Aubameyang ayaa daah furay bandhiga goolasha waxaana goolkaas ka caawiyey xidiga reer Weles ee Ramsey .

Kooxda reer Farance ee Rennes ayaa fajac iyo layaab ay ku noqotay markii laga dhaliyey goolkii labaad ee ciyaarta daqaiiqadii 15-aad waxaana goolkaas ka dhaliyey daafaca dambeedka midig ee Matland-Niles kaddib caawin uu ka helay Aubameyang , natiijada ciyaarta ayaana noqotay 2-0.

Qeebtii kowaad ee ciyaarta ayaa lagu kala maray Arsenal oo hogaanka ciyaarta ku heysa labo gool waxaana loo huleelay qolka labiska si ay ciyaartoyda u soo qataan talooyin kulanka ku saabsan .

Nasiino kaddib waxaa dib loo anba qaaday qeebtii dambe ee ciyaarta Gunnres ayaa mar kale gaartay shabaqa iyaga oona la yimid goolkii sedsxaad ee ciyaarta waxaana goolkaas dhaliyey Aubameyang daqiiqadii 72-aad ee ciyaarta .

Ugu dambeen ciyaarta ayaa ku soo dhamaatay (3-0) Arsenal ayaana sameesay soo laabasho weyn wadarta goolasha labada kulan ayaa ah ( 4-3) Gunners ayaana u gudubtay wareega xiga ee sideed dhamaadka tartanka Eorupe League .

 

Sources shabakada Ciyaaraha Ee Gool FM

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews