berberatoday.com
Dekada Berbera Oo Maalintii Saddexaad Aanay Wax Shaqo Ahi Ka Soconin Iyo Sababta Keentay+Daawo Sawirada
March 16, 2019 - Written by admin

Berbera(Berberatoday.com)-Maalintii Saddexaad ayaa dekeda Magaalada Berbera waxa shaqo ahi Aanay ka soconin  ka dib markii ganacasadii Alaabada Dekeda kala soo dagi jirtay shaqo joojin sameeyen wax badeecad ahna aanay kala soo bixin maalmihii udanbeeyay.

Ganacsatada ayaa ka cabanaya isla markaana shaqo joojntooda ku sababteynaaya  Shirkada Dp World Oo Tacriifadii lacagta ay ka qaadi jirtay ganacsada wax ka bedel ku samaysay gaar ahaan Sarifka lacagta Dollar ah oo ay awal hore lagu qaadi jiray halka dollar 7500 SL. Shilin ah hadase waxay shirkada DP World Ka Dhigtay 1 Dollar inay sarif ahaan Ku qaado 8500 SL.Shilin Waxaanay kordhisay Markaliya 1500 SL Shilin ah iyada oo aanay Xukumadana Kala Tashan Ganacsatada ayaa iyaguna  Arintan  kasoo horjeestay Madaxweyne Muuse Biixina Udacwad tagay.

Maamulka Shirkada Dp World ayaa ka gaabsadey inay arintan warbaahinta faah faahin ka siiyaan kana hadlin shaqada Dekeda oo maalmihii udanbeeyay utaagan lacagta ay sarifkeeda wax ka bedelka ku sameeyeen.

Halkan Hoose Ka Daawo Dekedii Berbera Iyo Kastamka Maaliyada ee Cashuurta Qaban jiray Mashquulkana ahaan jiray oo Haawanaya.

Image may contain: sky and outdoor

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews