berberatoday.com
Fanaanta Xasan Aadan Samatar Iyo Axmed Cali Cigaal Oo Muqdisho Kutaga Socdaal Ay Ku Wehelinayaan Madaxweyne Geelaha Jabuuti
March 16, 2019 - Written by admin
Muqdisho(Berberatoday.com)-Fanaaniinta Xasan Aadan Samatar Iyo Axmed Cali Cigaal Ayaa Kamida Ahaa Weftiga Madaxweynaha Jabuuti Hogaaminaayay ee Maanta Muqdisho Tagay,
Labadan Mid Kamida Oo Ah Xasan Aadan Samatar Dalka Jabuuti Ayuu Daganaansho Ka Siiyay Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geele Mudo Hada Sanado Dhawra Laga Joogo Halkaas ayaanu Ku Daganyahay Waxaanu kala Qeyb Qaatay Doorashadii Udanbaysay Ee Madaxweyne Geele Lagu Doortay Isaga Oo Heeso Uu Ku Aamanayo Hogaamintiisa Uqaaday.
Fanaanka Axmed Cali Cigaal Oo Dalka Mareykanka Ku Nool Ayaa Isagu Booqasho Baryahan Ku Maraayay Wadamada Yurub Iyo Afrika.
Labadan Fanaan Oo Ah Laba Fanaan Oo Fanka Somalida Taariikh Weyn KLu Leh Fankooda Iyo Heesohoodana Aad Loo Jecelyahay Ayaa Iyaga Oo Si Shaqsiya Usocda Kusoo Dhiiran Waayay Magaalada Caasimada U ah Koonfurta Somaliya Iyo Dawlada Xamar Waxaanay Taas Bedelkeeda Soo Gaboodsadeen Oo Safarkiisa Kusoo Raaceen Madaxweynaha Dalka Jabuuti Oo Ay Maalinta Beriyana La Safarkiisa Kula Noqonn Doonaan Jabuuti Iyaga Oo hal Maalin Joogi Doona Muqdisho.
Labadan Fanaan ayaa waxa uu fankoodu kusoo caan baxay Magaalada Hoyga Fanka Somalida loo asteeyay ee Hargeysa iyaga oo kamid ahaa Kooxdii Waaberi Hargeysa ee Uu gacanta kuhayay Abwaanka Weyn ee Xasan Xaaji Cabdillahi Xasan ganay oo Labada fanaanba Heeso doora oo xula udhiibay iyaga oo aan marnaba cagta soo dhigin Hargeysa Waxaana ugu danabaysay Wakhtigii Dawladii Kacaanka ahayd ee Maxamed Siyaad Bare hogaaminaayay.
Waana Markii Uhoreysay Ee Labadan fanaan ee Somaliyeed ay booqashoi hal maalina kutagaan magaalada halista Badan ee Muqdisho ay ugu danbaysay Xiligii Dawladii Kacaanka ahayd ee Somaliya lagu kala yaacay iyaga oo qurbaha iyo Qaaradaha Yurub Iyo America Ukala Qaxay Ilaa hadana Daganaansho ka haysta.
Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews